Duqa Muqdisho Oo Xuska 13-kii SYL uga Qeyb Galay X/Dhalinyaradda+Sawiro

0
348

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa galabta xarunta dhallinyarada gobolka Banaadir uga qeyb galay munaasad ujeed keedu aheyd xuska 79-guuradii kasoo wareegtay aas-aaskii ururkii Gobonima doonka Soomaaliyeed ee 13-SYL oo ku beegan 15-ka May.

Boqolaal dhallinyara ah ayaa kasoo qeyb gashay munaasabadan kuwaas oo si weyn u muujiyay ahmiyada ay ururkii SYL ku lee yihiin Qaranimada Ummada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here