Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray Dowladad iyo hogaamiyaasha midowga Musharixiinta.
“Anigoo ku hadlaya afka bulshada reer Banaadir waan soo dhaweyneynaa heshiiska caawa la gaaray” ayuu riri duqa Muqdisho.













