Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa kulan la qaatay Madaxda Ciidamada+Sawiro

0
617

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida.

Shirkan oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga doorashada dalka.

Saraakiisha ciidanka ayaa looga digay in aysan ku milmin siyaasadda, amniga doorashadana ay kaga amar qaataan Gudoomiyaha Golaha Shacabka inta lagu jiro marxaladda kala guurka illaa uu dalka ka yeelanayo madaxweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here