Guddoomiyaha G/Banadir Ahna Duqa Muqdisho oo La Ciiday Shacabka Caasimadda

0
249

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta damaashaadka maalinta koowaad ee Ciiddul Fidriga kala qeyb galay qaar ka mid ah Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa booqday taalada Dhagax-Tuur oo Maamulka Gobolka Banaadir dayactir iyo dhireyn uu ku sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here