Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Mid Kamida Maleeshiyadda Al-Shabaab Xukun ku Riday

0
229

Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah.

Qarax uu u soo waday Muqdisho ayaa Bajaajtiisa kula Qaraxday, waxa uuna ka soo Qaaday Tabeelaha Sheikh Ibraahim.

Muddo ay Nabad-Sugidda Daawaynaysay, waxaa Maxkamadayntiisa ay bilaabantay Horaantii June bishan aynu ku jirno.

“Spare parts” agabka Gawaarida iyo Qaraxyada ayuu Alshabaab u kala Gudbin jiray.

Beledweyne ayuu Alshabaab kaga Biiray 2019-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here