Duqa Muqdisho oo booqaday degaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho

0
1025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho halkaasi oo isku dhac uu ku dhex maray Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya iyo kooxo Halkaasi ka waday dhibaateynta Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here