Raiisal Wasaare Rooble ayaa Xafiiskiisa kula Kulmay Safiirka Finland ee Somalia

0
513

 

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u jooga Soomaaliya Mr Erik lundberg Waxa uuna uga mahadceliyay kaalintiisii xoojinta xiriirka labada dal iyo doorka dowladda Finland ee dowlad dhiska Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here