Somalia oo laga joojiyay adeegsiga qaar ka mid ah Baraha Bulshada: AKHRISO

0
474

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay dalka ka mamnuucday adeegsiga qaar ka mid ah baraha bulshada, kuwaasoo si aad ah ay u iaticmaalaan dhallinyarada Soomaaliyeed.

Aaladaha laga mamnuucay Somalia waxaa ka mid ah; Tiktok oo ay dhallinyaro badan lacago la sameeyaan, Telegram oo isna loo adeegsado isku gudbinta filimada iyo sawirrada iyo weliba 1xbet oo iyadana ah aalad khamaar ah oo bulshadu ay aad u adeegsato.

Haddaba, Akhriso qoraal kasoo baxay wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here