Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay baakinka garoonka Muqdisho

0
428

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha Barxada Baakinka ee Airport Aadan Cade kaas oo loogu talagalay in xal loogu helo saxmada balaaran ee ka jirta gudaha garoonka Aadan Cade.

Guddoomiye Cumar Filish oo munaasabadda Ka hadlay ayaa sheegay in Maamulka Baakinkaan looga danbeyn doonto dowladda Hoose ee Xamar oo kaashaneysa Madaxda Garoonka Aadan Cadde, waxa uuna intaa Ku daray in ay Maanta tahay dhagax dhig, mudo yar dabeedna la rajeyneynaayo xarig jarka marka la dhiso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here