Guddoomiyaha G/Banadir ahna Duqa Muqdisho Oo Amaro kasoo Saaray Dhulalka Gaarka loo leeyahay iyo kuwa Danta Guud

0
171

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa amaro ka soo saaray Dhulalka gaarka loo leeyahay iyo kuwa Danta Guud.

Guddoomiyaha ayaa si KMG ah u hakiyay dhammaan arrimaha la xariira Dhulalka, isagoona faray Agaasimeyaasha shaqada ku leh Waaxahaas in illaa iyo amar danbe aan howllo la xariira dhul la qaban karin. Marka laga reebo Fasaxa Dhismaha.

https://fb.watch/fBxk040BK-/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here