Guddoomiye Madaale oo guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay qorshaha Maareynta Biyo Mareennada Muqdisho: SAWIRRO

0
350

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka degmooyinka gobolka Banaadir oo looga hadlay qorshaha maareynta iyo xal-u-helidda biyo-mareennada magaalada Muqdisho.

Shirka ayaa warbixin looga dhageystay Injeerro ka socday hay’adda Hydro Nova oo soo bandhigayay qaybtii 1-aad ee naqshadeynta laga sameeyay 9-degmo oo ka tirsan magaalada Muqdisho iyo diyaar-garowga billaabashada qaybta 2-aad ee lagu naqshadeenayo degmooyinka harsan, si muddada ugu dhaw loo soo gaba-gabeeyay qorshaha naqshadeynta biyo-mareennada magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here