Waxaa lasoo gunaanaday Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu Madaxwaynaha Jamhuuriyadda horay ugu dhawaaqay, taasoo muddo afar maalin ah ka socotay magaalada Muqdisho.
Gogosha ayaa waxaa kasoo baxay afar qodob iyo baaq, waxaana xirtaankii shirka ka hadlay Madaxweynaha dalka iyo sidoo kale Guddoomiyaha Goboka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdiaho.














