Duqa Muqdisho oo Magacaabay Agaasimayaal cusub oo ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir

0
172

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Magacaabay.

1. ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง, Agaasimaha Waaxda Maamulka Dhul bixinta Dowladda Hoose ee Muqdisho. Waxaa xilalkii laga qaaday Mudane Sakariye Bashiir Muudde iyo Mudane Cabdicasiis Axmed Cali.

2. ๐—๐š๐ฆ๐๐ข ๐…๐š๐ญ๐ฑ๐ข ๐‚๐š๐ฅ๐ข, Waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Amniga iyo Dariseynta Gobolka Banaadir. Waxaana xilalkii laga qaaday, Mudane Cabdifataax Jiinow Gacal iyo Mudane Mahad Xuseen Axmed.

3. ๐‡๐š๐ง๐ข ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐‚๐š๐ฅ๐ข, Waxaa loo Magacaabay Agaasimaha Waaxda Biyaha iyo Deegaanka. Waxaa xilkii laga qaaday Mudane Cabdullaahi Xasan Maxamed.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa masโ€™uuliyiintaan kula dardaarmay inay dardar-geliyaan hawlaha shaqo ee loo igmaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here