Duqa Muqdisho oo Kormeer ku tagay beeraha duleedka degmada Dayniile+SAWIRO

0
301
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyeen Kuxigeenadiisa iyo guddoomiyaha degmada Dayniile ayaa howlo kormeer ah ku tagay duleedka degmada Dayniile, isagoo u kuurgalayay xaaladaha amni iyo tan Bulsho ee ka jirto degmada.
Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa inta uu ku guda jiray kormeerka waxa uu tagay beeraha ku yaala duleedka degmada Dayniile halkaasi oo uu waqti kula qaatay madaxdii la socotay.
Cumar Filish ayaa ayaa maamulka degmada ku bogaadiyay amiga iyo horkarka ka muuqdo degmada, waxuuna kula dar-daarmay in laga shaqeeyo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here