Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia oo xukunno kala duwan ku riday xubno ka tirsan khawaarijta

0
362

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday saddax xubnood oo ka tirsan kooxda khawaarijta Al Shabaab.

Xubnahan ka trisan khawaarijta ayaa xeer-ilaalinta maxakamddu ku soo edeeysay in ay la shaqeynayeen argagixisada, waxaana lagu kala xukumay sidan:

1. Cawil Aadan Jamaac, waxa ay maxkamaddu ku xukuntay 10-sano oo xabsi ah.

2. Xaawo Cismaan Cabdi, waxaa lagu xukumay 8-sano oo xabsi ciidan ah.

3. Xasan Cali Xasan, maxkamaddu waxa ay ku xukuntay hal sano oo xabsi ah.

4. Maxamuud Cabdi Xuseen,waxa ay maxkamadda caddeysay in uusan lahayn wax dambi ah waxa ayna amartay in lasii daayo, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamadda darjada koowaad ciidanka qalabka sida G/sare, Xasan Cali Nuur (Shuute).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here