Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka oo galay maalintii labaad ayaa ka socdo magaalada Muqdisho
Shirkan oo ah kii shanaad ee Madasha GETS ayaa waxa uu isu keentay madaxda sare ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, aqoonyahanno, bulshada rayidka ah iyo wakiillo ka socda saaxiibada caalamiga ah si ay uga doodaan, dib u eegisna ugu sameeyaan natiijooyinka warbixinnada .