Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud ayaa ka duuley dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington habeenkii xalay ahaa.
Madaxweynaha iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa u amba baxay dalka Ingriiska iyagoo ka qayb galaya duugta boqorada Ingriiska Queen Elizabeth II oo ka dhaceysa maalinta Beri ah Magaalada London.
Madaxweynaha ayaa dib ugu noqon doona Mareykanka Duugta Boqoarada Kadib.













