Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Maanta warbixin ka dhegeystey Gudiga loo saaray iney kasoo tala bixiyaan sida ugu haboon ee Maamulka Gobolka Banaadir ula wareegi lahaa Xarumaha bixiya Adeegyada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee ku yaala Magaalada Muqdisho.













