Warar DAAWO: Duqa Muqdisho oo amar ku bixiyay in la joojiyo dhaqdhaqaaqyada dhulka By admin - January 26, 2021 0 498 Share on Facebook Tweet on Twitter Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxmuud Maxmed Cumar Filish ayaa wareegto ku soo saaray amar lagu joojiyay dhaqdhaqaayada dhulalka, ka dib Cabasho Katimid Bulshada Caasimada.