DAAWO:Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay balaarinta Isbitaalka Yardameli

0
1287

Ra’isulwasaaraha XFS Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseyn Rooble iyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed ( Cumar filish ) ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay mashruuc lagu balaarinayo Isbitaalka Yardameli Ee magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here