DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Banaadir oo Awaamir cusub ku soo rogay dadka Reer Muqdisho

0
224

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray awaamir cusub oo lagu soo rogay dadka Reer Muqdisho, si loo xakameeyo haliska caabiqa COVID 19.

Awaamirtaan ayaa si toos ah ugu socato ganacsatada iyo goobaha ay dadka ku kulmaan waxaan la faray inay soo xirtaan afbuuka ama Maaskaraha.

Waxaa soo jeedinaya Cabdinasir Iidle iyo Ibraahim Xaaji

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here