Ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo uga hadlayno: 1-da July, oo ah maalinta ay xorriyadda qaateen gobollada Koonfureed iyo israacii gobollada waqooyi ee dalka Soomaaliya.
Halkan Hoose ka dhageyso Qaybtii shannaad ee barnaamiyadaas Waxaa soo jeedinaya Cabdinaasir Iidle.