Madaxweynaha JFS Oo Gaaray Asmara+Sawiro

0
321

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Asmara, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

Xasan Sheekh ayaa noqonaya Madaxweynihii labaad oo Soomaaliya oo booqasho ku taga Eritrea, tan iyo markii dalkaas gooni isu taagtay oo ay si rasmi ah uga go’day Itoobiya sanadkii 1993

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here