Wasiirka Caafimaadka XFS Drs Fawziya Abikar Nur ayaa xafiiska saaka Wefdi ka socda Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO oo booqasho ku yimid dalka

Booqashadan ayaa hordhac u ah bilowga shaqo 6 maalmood ah oo dib loogu qiimeynayo sidii looga jawaabay caabuqa Covid-19 iyo sida ugu haboon ee loo sii xoojin karo dadaalllada ka dhanka ah caabuqa COVID-19.













