Agaasimaha Idaacadda Codka Caasimadda Abdinaasir Xirsi Iidle oo Dhagaystayaasha iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa

0
1214

Agaasimaha Idaacadda Codka Caasimadda MD Abdinaasir Xirsi Iidle  ayaa Dhagaystayaasha iyo dhamaan Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa.

”Waxaan Dhagaystayaasha Idaacadda Codka Caasimadda 87.7MHZ , dhamaan shaqaalaha Gobolka Banaadir gaar ahaan hoolwadaynada Idaacadda iyo Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa Munaasabada Ciida Carafo Ciid Wanaagsan ”

Allaha innaga aqbalo acmaasha Wanaagsan ee aan soo qabanay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here