Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Taliska Booliiska AMISOM./Sawiro.

0
770

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha booliska Soomaaliya, taliska booliska AMISOM iyo guddoonka guddiga doorashooyinka gobollada woqooyi (Somaliland),ayaa kala hadlay fududeynta iyo amniga doorashada aqalka sare ee Somaliland oo toddobaadkan bilaabaneysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here