Guddoomiye Madaale oo gaaray Dhuuso-mareeb oo uu kula kulmayo Madaxweyne Xasan Sheekh: SAWIRRO

0
270

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado inuu kulamo kula qaato Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Madaxda Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here