Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir: AKHRISO

0
349

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa racfaan ka qaatay xukunnadii dhawaan ay ridday Maxkamadda gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyah Guud ayaa u qornaa sidaan:-

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu Racfaan waafagsan Qodobadda 2010, 212, 213, 216, 227 XHCS, ka qaatay Xukunadda sumadoodu tahay MGB/DDL/488/2023, MGB/D DL/O44/2023, MGB/DDL/938/2023, kuna taariikhaysan 28/09/2023, kana soo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Xafiiska Xeer llaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu si hordhac ah u dhamaystiray habraaca Racfaan qaadashadiisa ee uu ka qaatay xukunadda sumadoodu sare ku xusan tahay, si waa faqsan Qod: 214 XHCS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here