Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisaya Somalia

0
427

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Alberto Vecchi.

Waxay ka wada hadleen dhammaystirka howlaha Doorashooyinka ka socda Dalka iyo sidii doorashada Madaxwaynaha 10-aad ee JFS ay ugu qabsoomi lahayd jawi xasilan oo nabad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here