Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay doorashada Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka heer Federaal oo ka dhacday magaaalada Muqdisho.
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Federaal (FEIT) ayaa maanta Guddoomiye u doortay Muuse Geelle Yuusuf
Duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee la daartay, isaga oo bogaadiyay habka ay u dhacday doorashada.
Gudoomiyaha cusub ayaa looga fadhiyaa dar dargelinta doorashada iyo hufnaanka doorashada.













