Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada Dharkeynleey

0
455

Maamulka Degmada dharkeynleey iyo ardayda iskuulka Anwaar Ex. Dhame Yasiin Cartan ayaa maanta olole nadaafaded waxa ay ka sameeyeen wadada Jaale Siyaad oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dad weynaha.

Gudoomiyaha Degmada dharkeynley Guhaad Shikh Xasan ayaa uga mahad-celiyay ardayda iskuulka Anwaar sida ay uga qeyb qaateen nadaafada iyo Bilicda Degmadooda, waxa uuna shacabka deegaanka ka codsaday in ay ku daydaan Ardaydooda oo ay nadaafadda ka qaataan qeybtood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here