Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadkan 2022-ka oo dhan (918.7 M) iyo Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.