Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa la kulmay Taliyaasha Ciidamada+Sawiro

0
365

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) wuxuuna kala hadlay adkaynta sugidda Amniga Doorashada iyo midka guud ee Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here