Olole nadaafadeed oo laga sameeyay demooyinka X.Weyne iyo Xamar Jajab

0
410

Agaasimaha guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta ee Dowlada hoose Xamar Sharmaarke Cadow Tuuryare iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka Xamar Weyne iyo Xamar Jajab ayaa maanta sameeyay Olola nadaafadeed oo kor loogu qaadayay Nadaafada iyo bilic soo celinta Caasimadda kaas oo laga fuliyay Wadooyinka mara degmooyinkaasi.

Ololahaan oo ahaa mid balaaran ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay arday wax ka barata Schoolada ku yaala degmooyinka Xamar Weyne iyo Xamar Jajab iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here