Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shacabka ku nool caasimadda dalka ugu baaqay in maalinta barri ah subaxdii hore ay isugu yimaadaan bannaanbax lagaga soo horjeedo heshiis beenaadka ay gaareen Itoobiya iyo Muuse Biixi.













