Maamule Iskuul oo qarax lagula eegtay Muqdisho

0
397
Daahir Xasan Tooxow (Daahir Digdigle) oo ahaa maamulaha iskuulka Deysiile oo ku yaala degmada Deeyniile ayaa qarax lmiino lala beegsaday gaarihiisa, xili uu ku sii jeeday goobtiisa shaqada sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka.
Qaraxa ayaa qabsaday gaari raaxada ah oo uu watay marxuumka, isaga oo marayay laamiga xaafada Bangala ee degmada Deeyniile.
Marxuumka oo ahaa shakhsi si weyn looga yaqiinay deegaanka ayaa mudo fog maamulayay iskuuka Dayniile ee degmadaas oo ay wax ku bartaan arday boqolaal ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here