MADAXWEYNE XASAN: Itoobiya waxa ay diiddan tahay inaan nahay Qaran jira, waana taas middii fashilisay shirkii Ankara

0
198

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Itoobiya ay diiddan tahay inay aqoonsato in Somalia ay tahay qaran jira, waana taas Sababta aan Ankara uga soo kala tagnay.

Dhawaan ayaa dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya waxay wadahadallo ku yeesheen dalka Turkiga, kaasoo ay garwadeen ka ahayd Dowladda Turkiga, inkastoo labadii wafdi ee labada dal ka kala socday ay ku kala kaceen wadahadalladii, kaddib markii ay isfahmi waayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here