Ra’iisal Wasaare Xamse Oo ka qeyb galay Xuska 1-da Luulyo+Sawiro

0
434

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 1-dii Luulyo ee gobolladii koofureed ay ka xoroobeen gumaystihii Talyaaniga, isla maalintaana ay midoobeen gobolladii Waqooyiga iyo Koofurta ayaa hambalyo ku aaddan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa bulshada Soomaaliyeed xusuusiyey muhiimadda maalintani u leedahay, isagoo ugu baaqay in ay u midoobaan horumarka iyo dib u soo kabashada dalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here