Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS oo Xafiiskiisa kula Kulmay Safiirka Turkiga Somalia u Fadhiyay+Sawiro

0
21

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz.

Kulanku wuxuu ku saabsanaa salaan sharafeed iyo hambalyo ku aadan dib u doorashada Guddoomiyaha oo uu safiirku u waday,Guddoomiyaha, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here