DHAGEYSO:Bulshada Rayidka oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray Dowladda iyo Midowga Musharixiinta

0
1217

Ururada Bulshada Rayidka oo soo dhoweeyey heshiishka ay wada gareen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Murashaxiinta.

Guddoomiyha Heyadda Tubta Nabadda (Peace Line) Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo la hadlay Idaacadda Codka Caasimadda ayaa kula dardaarmay siyaasiyiinta Soomaalida iney ka dhabeeyaan fulinta Heshiiska ay gaareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here