Golaha Aqalka Sare ee BFS Oo Maanta Kulmay+Sawiro

0
350

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Abdi Hashi Abdullahi iyo ku-xigeennadiisa ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad oo ku saabsanaa Dhismaha Guddiyada Golaha Aqalka Sare.

Kulanka oo ay soo xaadireen 48 Sanatar ayay Mudanayaasha qaar kood ka dhiibteen aragti iyo dood sharci oo ku saabsan hannaanka Doorashada Guddiyadda iyo guddoonkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here