Gudoomiye Cali Yare oo la ciidaay bulshada degmada Dayniile+ SAWIRO

0
463

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cali Cabdi Wardheere ( Cali Yare) ayaa Maanta Munaasabadda Ciidul fideiga la qatay shacabka iyo Maamulka Degmada Dayniile

Gudoomiye Cali yare ayaa ugu hambalyeeye shacabka Degmada Deyniile Munaasabadda Ciidul Firiga. Sido kale wuxuu kormeeray Beraha dalxiiska ee Degmada Dayniile.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here