Ergeyga Madaxweynaha ee Abaaraha Oo Gaaray Gedo+Sawiro

0
350

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.

Ergeygu wuxuu kormeer ku tagay, xeryo barakac oo ku yaalla gudaha iyo duleedka magaaada, Sida; Xerada Kabaaso, oo barakacayaasha ku jiraa u badan yihiin carruur, haween iyo dad da’ ah oo u baahan gargaar iyo garab istaag degdeg ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here