Duqa Muqdisho Oo ka Jawaabay Cabasho Bulsho+Sawiro

0
340

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee XFS Sheikh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa booqday Masjidka Sheikh Abdiqaadir ee Degmada Xamar Weyne.

Ujeedka booqashadan ayaa aheyd mid ay ugu kuurgalayeen cabasha la xariirta dhismooyin sharcidara ah oo laga dhistay dhulkii uu lahaa Masjidka taariikhiga ah Sheikh Abdiqaadir ee Degmada Xamar Weyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here