Ra’iisul wasaaraha magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa caawa booqasho ugu tagay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo Ra’iisul Wasaaraha cusub u rajeeyay in uu Eebbe la garab galo mas’uuliyadda qaran ee loo igmaday.