SAWIRRO: Guddoomiye ku xigeenka Hawlaha Guud ee Gobolka oo furay kulan looga tashanayo Waajibaayo shaqo: MUUQAAL

0
423

Guddoomiye ku xigeenka Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa maanta furay kulan wadatashi oo ay ka qaybgaleen waaxaha qaybta Hawlaha Guud.

Ujeeddada kulanka ayaa ahaa soo bandigidda qabyo qoraalka waajibaadyada shaqo ee waaxaha hoos yimaada qaybta Hawlaha Guud ee Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Ugu dambeyn, Ka qayb-galayaasha ayaa ku biirin doono talooyin qoraalka iyadoo ugu damabyn la soo saari doono dhige dhameustiran oo qeexa shaqada iyo qaab dhismeedka maamuleed ee qaybta Hawlaha Guud ee Dowladda Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here