R/Wasaaraha XFS Oo la Kulmay Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Somalia+Sawiro

0
30

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa la kulmay, Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, ahna u qaybsanaha Gargaarka Bani’aadannimada Adam Abdelmoula.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in hey’adaha xukuumadda iyo kuwa safamalka ee Qaramada Midoobay ay si dhow isula shaqeeyaan – si wax looga qabto deegaannada abaaruhu saameeyeen – kuwaasi oo u baahan gurmad deg deg ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here