Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Maanta Dalka ka Ambabaxay+Sawiro

0
475

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia uga qaybgali doona shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa (TICAD)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here