Guddoomiyaha G/Banadir Oo la kulmay Qaar kamida Ururada Bulshada Rayidka+Sawiro

0
344

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kulan la qaatay qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka, isagoo ka dhageestay aragtiyadooda ku aadan horumarinta Caasimadda, iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha xiligaan taagan.

Qaar ka mid ah bulshadii kulanka ka hadashay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayan magacaabista Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheikh Yuusuf Madaale isla markaana ay si buuxda ugu garab istaagi doonan horumarinta Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here