Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay maanta jadwalka imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsigyada dhexe ee gobolka Banaadir.
Imtixaanka ayaa waxa uu billaabanayaa 03/06/2023 oo ah maalin Sabtida ah, waxa uuna ku egyahay 06/06/2023 oo ah maalin talaado ah. Waxaana halkii maalin la galayaa imtixaanka laba maaddo.
Haddaba, Jadwalka imtixaanka halkaan hoose ka akhriso:














